HomeWararLiibiya oo xabsiga ku ururisay Magafayaal halis badan iyo goobihii dadka ay...

Liibiya oo xabsiga ku ururisay Magafayaal halis badan iyo goobihii dadka ay ku ciqaabayeen oo la burburiyay.

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Dowladda Liibiya ayaa sheegtay Sabtidi in ay burburiyay shabakad dadka tahriibisa oo ka dhisneyd dhinaca Koonfur-galbeed ee dalkaas, iyada oo la xiray xubno ka tirsan kooxdaas sida uu bayaan uu soo dhigay bogga Facebook ku sheegay, xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Liibiya. Ciidamada ayaa xiray mid ka mid ah hogaamiyayaasha shabakadan magafa-yaasha ah iyo 10 xubnood […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Liibiya ayaa sheegtay Sabtidi in ay burburiyay shabakad dadka tahriibisa oo ka dhisneyd dhinaca Koonfur-galbeed ee dalkaas, iyada oo la xiray xubno ka tirsan kooxdaas sida uu bayaan uu soo dhigay bogga Facebook ku sheegay, xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Liibiya.

Ciidamada ayaa xiray mid ka mid ah hogaamiyayaasha shabakadan magafa-yaasha ah iyo 10 xubnood oo kale oo lagu eedeeyay dil, xarig sharci darro ah, jirdil, iyo kufsi loo geystay muhaajiriin, sida lagu xaqiijiyay bayaanka.

- Advertisement -

Baaritaan ay dowalddu sheegtay in ay sameysay, ayaa muujiyay in kooxahani ay dhibaatooyin isugu jira xarig qasab ah, jirdil iyo baad ay ugu geysteen muhaajiriin gaareysa 1,300 oo qof. Dadkaan ayay u xirteen sifo ay uga qaataan lacago baad ah si loo sii daayo.

Liibaya ayaa fowdo lugaha la gashay, kaddib marki duullaan ay hogaamineysay NATO talada looga tuuray laguna dilay hogaamiyihi hore ee dalkaasi Muammar Gaddafi.Wixi markaasi ka danbeeyay dalkaasi saliidda hodonka ku ah, ayaa waxaa taladiisa ku loollamayay laba dowladood oo ay kala taageeraan malleeshiyaad hubeysan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts