HomeWararKamala Harris oo qaaday talaabooyin yaableh tan iyo markii loo doortay in...

Kamala Harris oo qaaday talaabooyin yaableh tan iyo markii loo doortay in ay madaxweynimo u loolanto.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa difaacday isbedellada ay sameeyeen siyaasadda muddo xilleedka iyada iyo madaxweyne Biden iyo wakhtigeeda Aqalka Cad xilli ay bixinaysay warraysigii ugu horreeyay tan iyo markii ay noqotay musharaxa xisbiga Dimuqraadiga. Harris ayaa ku dooday in maamulka madaxweyne Biden uu awooday in uu yareeyo qulqulka dadka xuduudaha kasoo gudbaya ee […]

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa difaacday isbedellada ay sameeyeen siyaasadda muddo xilleedka iyada iyo madaxweyne Biden iyo wakhtigeeda Aqalka Cad xilli ay bixinaysay warraysigii ugu horreeyay tan iyo markii ay noqotay musharaxa xisbiga Dimuqraadiga.

Harris ayaa ku dooday in maamulka madaxweyne Biden uu awooday in uu yareeyo qulqulka dadka xuduudaha kasoo gudbaya ee sharci darrada ah bilahii lasoo dhaafay iyo in uu dhaqaalaha dib-u-soo nooleeyo kadib xanuunkii baahsanaa ee COVID-19.

- Advertisement -

Ms Harris waxay ku doodday in maamulka Biden uu awooday inuu yareeyo xuduudaha sharci darrada ah bilihii la soo dhaafay oo uu “ka soo kabsado dhaqaalaha” kadib masiibada.

Waxay ugu yeedhay siyaasadaha Aqalka Cad “guul”, si gaar ah waxay farta ugu fiiqday hoos u dhaca kharashka daawada iyo heerka shaqo la’aanta: “Taasi waa shaqo wanaagsan. Waxaana jira wax badan oo ay tahay in aan qabanno.”

Ms Harris waxa ay ka soo muuqatay waraysi hore loo duubay oo CNN oo ay la yeelatay iyada ku xigeenkeeda, gudoomiyaha gobolka Minnesota Tim Walz. Waxuuna ahaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah tani iyo markii ay noqotay musharax madaxweyne.

- Advertisement -

Ms Harris ayaa sidoo kale wax laga weydiiyay dagaalka Gaza, waxayna ku celisay mawqifka Aqalka Cad ee ah in Israa’iil iyo Xamaas labaduba ay “heshiiyaan” iyo in Falastiiniyiintu ay mudan yihiin inay yeeshaan waddankooda oo deris la ah Israa’iil.

“Dagaalkan waa in la soo afjaraa, waana in aan helnaa heshiis ku saabsan soo daynta la haystayaasha,” ayay tidhi

Latest stories