HomeWararDadkii ku dhaawacmay Qaraxii weerarkii Liido oo lacago la siinayo

Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii weerarkii Liido oo lacago la siinayo

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Guddiga gurmadka Qaran ee Qaraxii Liido ayaa isku raacay in min 2,000 oo dollar la siiyo qoysaska ehelladooda ku waayay weerarkaasi kana hadlay xaalada dhaawacyada weli Isbitaalada ku jira

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS ahna Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka qaran ee Qaraxi Liido Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa xarunta dhexe ee SoDMA ku shir Guddoomiyay kulanka  guddiga gurmad qaran.

Shirkaan waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo xubnaha kale ee guddiga.

Kulankaan ayaa si gaar ah waxaa looga hadlay xaalada dhaawacyada wali isbitaalada ku jira, sidoo kale Guddiga ayaa isku raacay in min 2,000 oo dollar la siiyo qoysaska ehelladooda ku waayay weerarkii Xeebta Liida,  kuwaas oo haatan inta la xaqiijiyay gaaraysa dhimashadooda 41 ruux balse inta la hubiyay ee lacagta la siinayo ayaa ah 31 qof ehelladooda kuwaas oo maray habraacyada Hay’adda.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories