HomeWararCali Guudlaawe oo furay Kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle

Cali Guudlaawe oo furay Kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle. Munaasabadda furitaanka waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoonka Baarlamaanka, Xildhibaanada Hirshabeelle iyo Wafdiga labada aqal ee Baarlamaanka JFS. “Waa inoo furan yahay kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle. Howlaha […]

- Advertisement -

Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle.

Munaasabadda furitaanka waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoonka Baarlamaanka, Xildhibaanada Hirshabeelle iyo Wafdiga labada aqal ee Baarlamaanka JFS.

- Advertisement -

“Waa inoo furan yahay kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle. Howlaha hor-tebinta idiin leh inaad dardargelisaan ayaan rajeynayaa haddii uu Alle idmo.”

Gabogabadii Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa ugu mahadceliyay wakiilada Dowladda Hirshabeelle sida ay uga qeybqaateen dagaalka dib u xorreynta.

Latest stories