HomeWararTiradda Dadkii ku geeriyooday qarixii Xeebta Liido oo korortay iyo dowlada Soomaaliya...

Tiradda Dadkii ku geeriyooday qarixii Xeebta Liido oo korortay iyo dowlada Soomaaliya oo war cusub soo saartay.

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa Sabtidi sheegtay, in tirada dadki lagu dilay qaraxi habeen hore lagu bartilmaameedsaday Xeebta Lido ee magaalada Muqdisho ay gaartay 37 qof, halka dhaawacu uu marayo 247.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Cali Xaji Aden oo wariyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in 11 ka mid ah dadka dhaawaca ah ay xaaladdoodu liidato. Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay weerarka kooxda Al Shabab, hase yeeshee wali si rasmi ah uma sheegan Al Shabab.

- Advertisement -

Weerarki Xeebta Lido ayaa noqday kii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca Soomaaliya, tan iyo bishi October ee sannadki 2022-ki, markaas oo laba baabuur oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay lagu qarxiyay isgoyska Zobe ee magaalada Muqdisho.Xogo kale ayaa shegaya in Weerarkaas ay ku dhinteen  ugu yaraan 100 qof, halka lagu dhaawacay 300 oo ruux.

Latest stories