HomeWararGuddoomiyaha SoDMA oo gudoomiyay shir looga hadlay Xaaladaha Bani’aadanimo ee Jubbaland

Guddoomiyaha SoDMA oo gudoomiyay shir looga hadlay Xaaladaha Bani’aadanimo ee Jubbaland

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Md.Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta Guddoomiyey shir gaar ah oo looga hadlayey xalaadaha bini’aadannimo ee ka jira degaannada dowlad goboleedka Jubbaland.

Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka Jubbaland Maxamed Cusmaan Jaamac, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo masuuliyiin kale, waxaana si gaar ah looga hadlay.

1- Ka hortagga leexsashada gargaarka bani’aadannimo.

2- In hay’adda SoDMA xoojiso xiriirka hay’addaha ka shaqeeya xalaadaha deg-deg ah ee goobaha la xooreeyay iyo wasaaradda gargaarka jubbaland.

3- in xal-waara loo helo dadka barakacyaasha ah.

4- in SoDMA Wasaaradda Gargaarka Jubbaland ka gacan-siiso sidii ay uga shaqeeyn laheed waajibaadka ka saaran howlaha bani’aadannimo.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories