HomeWararDibad-baxayaal careysan oo u daatay saldhigyo milatari oo Israa'iil leedahay

Dibad-baxayaal careysan oo u daatay saldhigyo milatari oo Israa’iil leedahay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa ku baaqay in xaaladda la dejiyo kaddib markii dibadbaxayaal ay ku jiraan siyaasiyiinta midigta fog ay xoog ku galeen laba saldhig oo milatari. Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu “si adag u cambaareynayo” rabshadaha. Dibad-baxayaasha ayaa ka careysnaa xariga loo geystay askar lagu eedeeyay inay si xun ula dhaqmeen maxbuus Falastiini ah. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa ku baaqay in xaaladda la dejiyo kaddib markii dibadbaxayaal ay ku jiraan siyaasiyiinta midigta fog ay xoog ku galeen laba saldhig oo milatari.

Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu “si adag u cambaareynayo” rabshadaha. Dibad-baxayaasha ayaa ka careysnaa xariga loo geystay askar lagu eedeeyay inay si xun ula dhaqmeen maxbuus Falastiini ah.

- Advertisement -

Warbaahinta Israa’iil ayaa ku warameysa in maxbuuska Falastiiniga ah ay faraxumeeyeen ciidamada Israa’iil.

Israa’iil ayaa beenisay eedeymaha kooxaha xuquuqul insaanka ee ku aadan in dagaalyahanada Xamaas ee gacanta u galay ciidamada Israa’iil ay la kulmaan tacadiyo loogu gaysto xabsiga.

Koox ka tirsan ciidamada kaydka Israa’iil ayaa lagu soo waramayaa in ay hubkooda dhiibeen kadib markii la xiray, waxaana ay diideen in ay sii wataan shaqadooda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts