HomeWararNicolas Maduro oo ku guulaystay doorashada Madaxweynaha Venezuela

Nicolas Maduro oo ku guulaystay doorashada Madaxweynaha Venezuela

Date:

Related stories

Midowga Afrika oo ku baaqay hal cod oo adduunka ah

Libreville, 20 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU),...

Somali Human Rights Body Secures UN Peacebuilding Support

The Chairperson of the Somali National Human Rights Commission,...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Maryan Qaasim oo UN kula wadaagtay xuquuqda aadanaha

Maryan Qaasim oo UN kula wadatay xuquuqda aadanaha Muqdisho, Arbaco,...

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti Muqdisho, 20...

Madaxweynaha Venezuela Nicolas Maduro ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Axaddii shalay dalkaasi ka dhacday, sida uu shaaciyay guddiga doorashada Venezuela goor dhaweyd.

Tani ayaa ka dhigeysa in Maduro uu dalkaasi xakumi doono muddo xileedkiisii saddexaad oo xiriir ah. Guddiga doorsahda waxay sheegeen, in uu helay 51 boqolkiiba, kaddib marki la tiriyay 80% sanaadiiqda codadka.

Natiijadan ayaa ka hor imaneysa, natiijooyinki hordhaca ahaa ee ay hey’adaha madaxa bannaan ku sheegeen, in murashaxa mucaaridka u tartamay Edmundo Gonzalez uu doorashada ku guuleystay.

Guddiga doorashada waxay sheegeen in Edmundo Gonzalez kuu keenay codad dhan 44%.

Mucaaradka ayay u badan tahay in ay ka hor imaan doonaan natiijada kasoo baxday doorashada.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories