HomeWararDowlada oo saaka ku ka lahacdey burburinta dhul cusub oo dad shacaba...

Dowlada oo saaka ku ka lahacdey burburinta dhul cusub oo dad shacaba laga baraciyay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo burburin ah ka fuliyey Dhulka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku yaala degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Howlgalladan ayaa bilaabmay kadib markii maamulka degmada uu go’aamiyay in dadka shacab ah ee halkaas degan laga saaro, si loo fuliyo qorshe dib u dhis ah oo wasaaradda la xiriira. Dowladda ayaa horay ugu […]

- Advertisement -

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo burburin ah ka fuliyey Dhulka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku yaala degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Howlgalladan ayaa bilaabmay kadib markii maamulka degmada uu go’aamiyay in dadka shacab ah ee halkaas degan laga saaro, si loo fuliyo qorshe dib u dhis ah oo wasaaradda la xiriira.

Dowladda ayaa horay ugu wargelisay dadka deggan xarunta inay ka guuraan, maadaama Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay dib ugu baahatay dhulka si loogu adeego dadweynaha Soomaaliyeed. Howlgalkan ayaa sidoo kale qayb ka ah qorshaha guud ee dowladdu ku dooneyso in ay dib u habeyn iyo horumarinta ku sameyso xarumaha iyo dhulalka dowladda

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa innoo sheegay in saaka aroortii hore ay ciidamadu tageen halkaasi, kadibna xireen dhammaan waddooyinka soo gala, waxaana soconaya burburinta.Horay sidaan oo kale dowladda Soomaaliya ayaa howlgal burburin ah uga sameysay xaafadda Dab-damiska oo iyadana ahayd dhul dan guud ah, waxaaa laga raray shacabkii deganaaa halkaasi.

Latest stories