HomeWararCiidanka Xoogga oo Gobolka Hiiraan ku qabtay Dagaalame Itoobiyaan ah

Ciidanka Xoogga oo Gobolka Hiiraan ku qabtay Dagaalame Itoobiyaan ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa dadka degaanka ee Macawisleyda ayaa Gobolka Hiiraan kusoo bandhigay dagaalame ka tirsan Al-Shabaab, kaasi oo lagu qabtay howgal Ciidamadu ka sameeyeey qaybo ka  mid ah Gobolkaasi Hiiraan. Howlgalka ayaa si gaar a uga dhacay deegaanka Beerayabaal oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, waxaana saraakiisha Ciidanka ay baahiyeen xogta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa dadka degaanka ee Macawisleyda ayaa Gobolka Hiiraan kusoo bandhigay dagaalame ka tirsan Al-Shabaab, kaasi oo lagu qabtay howgal Ciidamadu ka sameeyeey qaybo ka  mid ah Gobolkaasi Hiiraan.

Howlgalka ayaa si gaar a uga dhacay deegaanka Beerayabaal oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, waxaana saraakiisha Ciidanka ay baahiyeen xogta dagaalaamhaasi oo ay sheegeen inuu u dhacay dalka Itoobiya gaar ahaan Qowmiyadda Oromada.

- Advertisement -

Ciidanka oo baahiyay Sawirka iyo muuqaalka dagaalamahaasi gacanta lagu dhigay ayaa waxaa ka muuqda Tattoo korkiisa ku xardhan.

Ciidamada ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ay degaanada Gobolka Hiraan waxaa ay ka wadeen Howgallo ka dhan ah dagaalamayaasha AL-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts