HomeWararQaramada Midoobey oo ugu baaqay in ay deg deg u heshiiyaan Puntland...

Qaramada Midoobey oo ugu baaqay in ay deg deg u heshiiyaan Puntland iyo Dowlada Dhexe

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ku simaha wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa ugu baaqay Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya in ay qaadaan tillaabooyinka lagama maarmaanka u ah si ay dib ugu bilaabaan wadashaqeyntoodii. James Swan oo shalay booqasho ku tagay magaalada Garowe, ayaa sheegay in ay faa’iido u tahay shacabka Soomaaliyeed haddii madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad […]

- Advertisement -

Ku simaha wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa ugu baaqay Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya in ay qaadaan tillaabooyinka lagama maarmaanka u ah si ay dib ugu bilaabaan wadashaqeyntoodii.

James Swan oo shalay booqasho ku tagay magaalada Garowe, ayaa sheegay in ay faa’iido u tahay shacabka Soomaaliyeed haddii madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ay ka gudbaan khilaaf kasta oo jira, isla markaana la helo qaab wada shaqeyn ah.

- Advertisement -

Geesta kale qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa lagu yidhi” Kulanka ayaa looga hadlay guud ahaan arrimaha Siyaasadda Soomaaliya iyo doorka Puntland ee Dowlad dhiska Soomaaliya, Sidoo kale waxaa kulanka looga hadlay Arrimaha Puntland sida Dimuqraadiyadda oo ay Qaramada Midoobeysay boggaadisay Doorashada Goleyaasha deegaanka ee socda iyo Mashaariicda horumarin iyo Kuwa bani’aadantinimo”.

Waxaa Kulanka ka qeybgalay xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada.

 

Latest stories