HomeWararCiidanka xoogga oo fashiliyey Miinooyin Al Shabaab ay dhigeen jid...

Ciidanka xoogga oo fashiliyey Miinooyin Al Shabaab ay dhigeen jid ay marraan dad shacab ah

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ciidanka Xoogga Dalka oo sameeyey  howlgallo ka dhan dagaalamayaasha Al Shabaab,kana  wada bariga gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan miinooyin ay Al Shabaab   ku aaseen wadada isku xirta deegaanada Mesagawaay iyo Baraag Sheekh Caamir. Dagaalamayaasha Al Shabaab, ayaa doonayey in miinooyinkaas ay ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah ee ku safra wadadaas, balse Ciidanka Qaranka […]

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka oo sameeyey  howlgallo ka dhan dagaalamayaasha Al Shabaab,kana  wada bariga gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan miinooyin ay Al Shabaab   ku aaseen wadada isku xirta deegaanada Mesagawaay iyo Baraag Sheekh Caamir.

Dagaalamayaasha Al Shabaab, ayaa doonayey in miinooyinkaas ay ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah ee ku safra wadadaas, balse Ciidanka Qaranka ayaa ka hortegay, iyagoo soo bandhigay miinooyinkii ay ka soo saareen wadada xiriirisa Mesagawaay iyo tuulada Baraag Sheekh Caamir ee gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

Ciidanka dowlada Soomaaliya ayaa maalihii u danbeeyey sameeyey howlgalo  lagu beegsanaayo dagaalamayasha Al Shabaab.Ciidanka Qaranka ayaa shaley shaaciyey,in ay cagta mariyeeen dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab,waxana ay tirade ay dileen ku sheegeen.

Madaxweynaha Jamuuriyada Federaalka ah ee Soomaalya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fagaare ka sheegey in Al Shabaab cadaw dalka ragadiyey yihiin,isla markaasna dalka laga xoreynaayo.

Latest stories