HomeWararBooliska Soomaaliya oo xabsiga dhigey gabar caan ka ah barta Tik-Tok

Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigey gabar caan ka ah barta Tik-Tok

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in xaley  lasoo xiray Faadumo Qaasin Maxamed oo loo yaqaano (Faadumo Kaftan). Qoraal kasoo baxay Taliska ayaa lagu sheegay in gabadhan ay ku eedeysan tahay in ay ku kacday falal anshax-darro ah oo liddi ku ah diinteena suuban iyo dhaqanka wanaagsan ee umadda Soomaaliyeed. Booliska Soomaaliya […]

- Advertisement -

Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in xaley  lasoo xiray Faadumo Qaasin Maxamed oo loo yaqaano (Faadumo Kaftan).

Qoraal kasoo baxay Taliska ayaa lagu sheegay in gabadhan ay ku eedeysan tahay in ay ku kacday falal anshax-darro ah oo liddi ku ah diinteena suuban iyo dhaqanka wanaagsan ee umadda Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Booliska Soomaaliya ayaa horay u xiray dhalinyaro badan oo ku eedeysan inay baraha bulshada ku soo gudbinayeen muuqaalo anshax darro ah, kuwaas oo maxkamadeyntoodu socoto.

 

Maamulka gobolka Banaadir ayaa hore wacad ugu marey,in ay xabsiga geynayaan cid kasta oo soo gudbisa wax anshaxa suuban lid ku ah.

- Advertisement -

Waxaa hore xabsiga loo dhigay dhalinyaro badan oo caan ka ah barta Tik-Tok kuwaas oo ku kacay kicin bulsheed,hadana ay socoto qaadida maxkamadeyntooda.

Latest stories