HomeWararMunaasabadda Xuska 1 Luuliyo oo Xalay lagu Qabtay Madaxtooyada Galmudug

Munaasabadda Xuska 1 Luuliyo oo Xalay lagu Qabtay Madaxtooyada Galmudug

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamul Goboleedka Galmudug ayaa Xalay lagu qabtay Munaasabadda 1 Luuliyo oo si weyn loo soo agaasimay. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor), ayaa kaga qayb galay Munaasabadda, waxaana sidoo kale qayb ka ahaa Masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Galmudug iyo dowladda Federaalka Soomaalaiya. Munaasabadda oo ka dhacday […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamul Goboleedka Galmudug ayaa Xalay lagu qabtay Munaasabadda 1 Luuliyo oo si weyn loo soo agaasimay.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor), ayaa kaga qayb galay Munaasabadda, waxaana sidoo kale qayb ka ahaa Masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Galmudug iyo dowladda Federaalka Soomaalaiya.

- Advertisement -

Munaasabadda oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada xuska Munaasabadda 1-da Luulyo ayaa lagu xusayay 64 sano guurada xornimada Gobollada Koonfureed iyo midowga ama Israacii Labadii Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Xildhibaanno, Wasiiro, saraakiil ciidan, Maamulka Caasimada Dhusamareeb, Odayaasha Dhaqanka, Haween, Dhalinyaro, Abwaano, Fanaaniin iyo marti sharaf kale ayaa ka hadlay munaasadda.

Xuska Maalmaha Xorriyadda ayaa maalmahaan si weyn looga dareemay Magaalooyinka waa weyn ee dalka oo ay ugu horreyso magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, taasi oo xalay si weyn looga dareemay dabaldegga maalinta qiimaha badan ee 1 Luuliyo, waxaana xalay ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Masuuliyiin kale.

Latest stories