HomeWararSomalia oo ka qayb-gashay Shirweynaha 29-aad ee Ururka Isgaarsiinta Bariga Afrika

Somalia oo ka qayb-gashay Shirweynaha 29-aad ee Ururka Isgaarsiinta Bariga Afrika

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Maareeyaha Guud ee Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka(HIQ) Mustafa Yaasin Sheekh, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 29-aad ee Ururka Isgaarsiinta Bariga Afrika (EACO) oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Shirweynaha oo sanadkan xoogga lagu saaray dhiirigelinta Isbeddelka Dijitaalka ah ee gobolka Bariga Afrika, ayaa ujeedkiisu ahaa in la sahamiyo hindiseyaal wadajir ah oo kobcin kara […]

- Advertisement -

Maareeyaha Guud ee Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka(HIQ) Mustafa Yaasin Sheekh, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 29-aad ee Ururka Isgaarsiinta Bariga Afrika (EACO) oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Shirweynaha oo sanadkan xoogga lagu saaray dhiirigelinta Isbeddelka Dijitaalka ah ee gobolka Bariga Afrika, ayaa ujeedkiisu ahaa in la sahamiyo hindiseyaal wadajir ah oo kobcin kara isbeddelka dijitaalka ee gobolka iyo koritaanka dhaqaalaha.

- Advertisement -

Inta uu socday shirka waxey wafdigu kulamo la yeesheen qaar ka mid ah masuuliyiinta ka socotay Hey’adaha Isgaarsiinta Bariga Afrika oo ay ka wada hadleen iskaashiga dhinaca Isgaarsiinta iyo teknolojiyadda.

Latest stories