HomeWararFaah faahin: Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay Guriceel iyo baaritaan socda

Faah faahin: Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay Guriceel iyo baaritaan socda

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ka dhacay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana dilkaasi loo gaystay Wiil dhalinyaro ah sida warar nasoo gaaraya ay sheegayaan. Xalay saqdii dhexe ayaa lagu soo warramayaa in Magaalada Guriceel lagu dilay  Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Libaan Aadan Ibraahim, waxaana dilkaasi xaqiijiyay Taliska Booliska magaaaladaaasi. Saraakiisha […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ka dhacay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana dilkaasi loo gaystay Wiil dhalinyaro ah sida warar nasoo gaaraya ay sheegayaan.

Xalay saqdii dhexe ayaa lagu soo warramayaa in Magaalada Guriceel lagu dilay  Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Libaan Aadan Ibraahim, waxaana dilkaasi xaqiijiyay Taliska Booliska magaaaladaaasi.

- Advertisement -

Saraakiisha Booliska ayaa sidoo kale sheegay in ay haatan ku raadjoogaan Eedaysanihii ka dambeeyay dilka lagula kacay marxuum Libaan Aadan Ibraahim.

Ilaa iyo hadda ma cadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysay dilka Marxuumka, waxaana hay’adaha ammaanka ay ku howlan yihiin baaritaanka waxa sababay falkaasi iyo soo qabaashada eedaysanaha la sheegay inuu ka dambeeayay dilka loo gaystay Libaan Aadan Ibraahim oo ahaa Wiil dhalinyaro ahaa.

Latest stories