HomeWararMaxay ka wadda hadleen Qaramadda Midooobey iyo dawladda Soomaliya oo kulan xaas-xaasiya...

Maxay ka wadda hadleen Qaramadda Midooobey iyo dawladda Soomaliya oo kulan xaas-xaasiya yeeshay.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Fardowsa Cismaan Cigaal oo uu wehlinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Bashir Moallim Ali Hassan ayaa kullan miro dhal ah la qaaday Mudane Jean Todt, Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Badqabka Wadooyinka. Labada dhinac ayaa kaa ka wada hadlay muhiimada iskaashi iyo wada shaqeyn […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Fardowsa Cismaan Cigaal oo uu wehlinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Bashir Moallim Ali Hassan ayaa kullan miro dhal ah la qaaday Mudane Jean Todt, Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Badqabka Wadooyinka.

Labada dhinac ayaa kaa ka wada hadlay muhiimada iskaashi iyo wada shaqeyn dhaw ay u leedahay ka miro dhalinta hawlaha hortabinta leh ee Wasaaraddu hormuudka ka tahay.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la isla qaatay muhiimada yareenta shilalka wadooyinka, iyo sal u dhigida shuruucda mabadgaliyada wadooyinka si loo dar-dargeliyo badqabka shacabka Soomaaliyeed.

Wasiir Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa uga mahadcelisay Ergeyga Gaarka, iyadoo hoosta ka xariiqday iskaadhiga dhaw ee ka dhaxeya Dowladda Federaalka iyo Qaramada Midoobe

 

Latest stories