HomeWararCiidanka PSF-ta Puntland oo Gacanta ku dhigay Xubno ka tirsan Daacish

Ciidanka PSF-ta Puntland oo Gacanta ku dhigay Xubno ka tirsan Daacish

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Ciidanka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo qorsheysan oo ammaanka lagu xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen  magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland. Ciidamada oo howgalo qorsheysan si gaar ah kaga fuliyay Xaafadaha magaalada ayaa soo qabtay xubno lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin daacish. Masuuliyiinta howgalka horkacayay ayaa sheegay in […]

- Advertisement -

Ciidanka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo qorsheysan oo ammaanka lagu xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen  magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

Ciidamada oo howgalo qorsheysan si gaar ah kaga fuliyay Xaafadaha magaalada ayaa soo qabtay xubno lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin daacish.

- Advertisement -

Masuuliyiinta howgalka horkacayay ayaa sheegay in Ujeedka howlgalka uu ahaa raad-raaca tuhmanayaasha lasoo qabtay oo la aaminsan yahay in Daacish ay u qaabilsan yihiin hanjabaada ganacsatada deegaanka.

Ciidanka ayaa ku guulaystay inay soo qabtaan saddex qof oo looga shakisan yahay ku lug lahaanshiyaha falalka ka dhaca Magaaladaasi, waxaana ku socda baaritaan.

Latest stories