HomeWararMareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn cusub uu ka fuliyay Puntland

Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn cusub uu ka fuliyay Puntland

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaan AFICOM ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn dhanka cirka ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Bari ee dowlad Goboleedka Puntland. War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska AFICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta diyaaradeed laga fuliyay deegaan lagu magacaabo Dhardhaar oo qiyaastii 81-KM dhanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaan AFICOM ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn dhanka cirka ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Bari ee dowlad Goboleedka Puntland.

War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska AFICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta diyaaradeed laga fuliyay deegaan lagu magacaabo Dhardhaar oo qiyaastii 81-KM dhanka Koonfur Bari kaga beegan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

- Advertisement -

Duqeyntan oo ay iska kaashadeen dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa waxaa lala bartilmaameedsaday saddex dagaalame oo kamid ahaa kooxda Daacish oo ku sugnaa deegaanka Dhardhaar, kuwaasi oo sida la sheegay duqeynta ku dhintay.

Duqeyntan cusub ayaa imaneysa xilli toddobadkii hore ay dowladda federaalka Soomaaliya sheegatay duqeymo ka dhacay buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag, balse Puntland ay beenisay jiritaanka weerarkaasi ay masuuliyadiida sheegatay dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Weli Maamulka Puntland ayaana ka hadlin duqeyntan ay iska kaashadeen ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ee ka dhacay buuraha gobolka Bari,

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts