HomeWararBooliska Soomaaliya oo Xabsiga dhigay Haweenay Af-lagaadaysay MW Xasan Sheekh

Booliska Soomaaliya oo Xabsiga dhigay Haweenay Af-lagaadaysay MW Xasan Sheekh

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Taliska Booliska Soomaaliya qeybta gobalka Mudug ee Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ku xiray Fardowso Cabdi Xuseen oo muuqaal ay baraha bulshada soo dhigtey ku aflagaadeysay madaxda qaranka.

Fardowso ayaa u doodeysay dhalinyaro maalmo ka hor lagu xiray Muqdisho, kuwaas oo ku eedeysan kicin dadweyne iyo aflagaado ay baraha bulshada u mariyeen masuuliyiin, garsoorka dalka, shakhsiyaad kale, qabaa’ilada qaar.

- Advertisement -

“Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waa ilaaliyaha sharciga dalka iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed, wuxuuna markasta qeyb ka yahay hormarka bulshada Soomaaliyeed. Sidaas darteed waxaan bulshadeenna sharafta badan laga codsanayaa in ay ilaaliyaan sharafkooda, kana dheeraadaan wax kasta oo keeni kara anshax xumo, sida qabyaalada, kicinta dadweynaha iyo wixii lamid ah,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay taliska booliska Soomaaliya.

Latest stories