HomeWararSayid Cali Macalin Daa’uud oo manta Xukun dil ah lagu riday

Sayid Cali Macalin Daa’uud oo manta Xukun dil ah lagu riday

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Maxamkamadda Racfaanka ayaa goor dhaweyd dil toogasho ah ku xukuntay Sayidcali Macallin Daa’uud oo ku eedeysan inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicaziiz oo u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab. Maxkamadda Racfaanka ayaa Axaddii soo gabagabeysay dhageysiga kiiskan, waxaana hore Maxkamadda Gobolka Banaadir ay lixdii Maarso dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud, kaas oo […]

- Advertisement -

Maxamkamadda Racfaanka ayaa goor dhaweyd dil toogasho ah ku xukuntay Sayidcali Macallin Daa’uud oo ku eedeysan inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicaziiz oo u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab.

Maxkamadda Racfaanka ayaa Axaddii soo gabagabeysay dhageysiga kiiskan, waxaana hore Maxkamadda Gobolka Banaadir ay lixdii Maarso dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud, kaas oo ay racfaan ka qaatee qareemmadiisii.

- Advertisement -

Go’aanka Maxkamdda oo si weyn loo sugaayay ayaa waxaa ku dhawaaqay guddoomiyaha Maxkamadda Siciid Cali Maxamed.

Ku dhawaaqista xukunkan ayaaa waxaa goobjoog ka ahaa ehalada Luul Cabdicaziz iyo Sayidcali Macallin Daa’uud.

Warkan oo ah mid degdeg ah, lama oga in Cali Xalane uu oo ah qareenka difaacaya SayidCali uu aadi doono maxkamadda sare.

- Advertisement -

“Kuma qanci karno xukun la mid ah kii aan hore racfaanka uga qaadanay” ayuu Cali Xalane u sheegay warbaahinta maxalliga ah, kahor ku dhawaaqista go’aanka Maxkamadda racfaanka.

Latest stories