HomeWararWararkii ugu danbeeyay Xaalad adag oo Maanta ka taagan Degmada Doolow

Wararkii ugu danbeeyay Xaalad adag oo Maanta ka taagan Degmada Doolow

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka aan ka heleyno degmada Doolow ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in xaalad adag oo hubanti la’aan ah ay ka taagan tahay degmadaasi, kadib markii Webiga Jubba uu ku fatahay xaafado ka tirsan degmada. Wabiyada Dawa iyo Jubba ee Doloow ka kala mara waqooyi Bari iyo Galbeed ayaa biyahooda soo kordhayeen saacadihii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno degmada Doolow ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in xaalad adag oo hubanti la’aan ah ay ka taagan tahay degmadaasi, kadib markii Webiga Jubba uu ku fatahay xaafado ka tirsan degmada.

Wabiyada Dawa iyo Jubba ee Doloow ka kala mara waqooyi Bari iyo Galbeed ayaa biyahooda soo kordhayeen saacadihii la soo dhaafay, ka gadaal markii webiga uu jabsaday karkaarka, sida ay kusoo warrameen dadka deegaanka.

- Advertisement -

Qaar kamid ah shacabka kunool xaafadaha fatahaada ay soo gaartey ayaa u barakacaya meelo kala duwan oo magaalada ka mid ah, Biyaha ayaa go’doomiyey guryaha degmada Doolow, waxayna khasaare geysteen guryo badan.

Horey  ayaa digniino looga soo saarey in Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ay ka dhacayaan fatahaado iyo daadad ka dhashay roobka gu’ ga, isla markaana waxyeelan kara bulshada somaliyeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts