HomeWararCiidanka Xoogga oo Howgal ka dhan ah AS ka sameeyay Hiiraan

Ciidanka Xoogga oo Howgal ka dhan ah AS ka sameeyay Hiiraan

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyey degaanno hoostago Degmada Bulaburte ee Gobolka Hiiraan. Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa Ciidanka Xoogga waxaa ay ku baadi goobayeen xubno katirsan dagaalamaayasha AS oo ku sugan sida saraakiishu sheegeen  degaanada jiinka wabig dhaca. Howgallada ayaa si gaar ah uga […]

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyey degaanno hoostago Degmada Bulaburte ee Gobolka Hiiraan.

Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa Ciidanka Xoogga waxaa ay ku baadi goobayeen xubno katirsan dagaalamaayasha AS oo ku sugan sida saraakiishu sheegeen  degaanada jiinka wabig dhaca.

- Advertisement -

Howgallada ayaa si gaar ah uga dhacay degaanada kala ah caag bashiir,  Hilaweyn Biya madobe, Beerayabaal iyo degana kale oo dhowr ah.

Taliyaha  Ururka 8-aad guutada18-aad Ee gor gor, ayaa hoggaaminayay Howlgalka laga sameyay deganadaasi, waxaana wali socda howgallo kale oo ka dhan ah dagaalamaayasha AS.

Latest stories