HomeWararTaliyaha Ciidanka DFS oo kulan la yeeshay Saraakiil ka socotay Masar

Taliyaha Ciidanka DFS oo kulan la yeeshay Saraakiil ka socotay Masar

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Taliyaha ciidanka Boliiska S/Guuto  Sulub Axmed Firin ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay saraakiil sa socday Dalka Masar, kuwaasi oo shalay soo gaaray Magalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Ujeedka socdaalka wafdigaan ayaa la xiriira casuumaad uu u fidiyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto.

S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa saraakiishan uga mahadceliyay aqbalaada casuumaadii uu u fidayay, sidoo kalana uga mahadceliyay garab istaaga ay u sameeyeen Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed.

Dhanka kale Saraakiisha ka socday dalka Masar ayaa bogaadiyay hormarka ay ku tilaabsadeen ciidan boliiska Soomaaliyeed, iyaga oo xusay in ay ciidanka boliiska Soomaaliyeed ka taageeri doonaan tababara, xirfadaha iyo guud ahaan hormarada ciidanka.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories