HomeWararDFS oo shaacisay in la musuqay saadkii Ciidanka DANAB & Mareykanka oo...

DFS oo shaacisay in la musuqay saadkii Ciidanka DANAB & Mareykanka oo joojiyay taageeradii

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS ayaa warbixin ka soo saartay taageerada dowladda Maraykanka ee iskaashiga istiraatijiyadeed ee ay la leedahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira dagaalamayaasha Al-Shabaab. War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda ayaa waxa marka hore lagu sheegay in maalgelinta Mareykanka ku sameeynayo ciidanka xoogga gaar ahaan kuwa DANAB uu yahay […]

- Advertisement -

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS ayaa warbixin ka soo saartay taageerada dowladda Maraykanka ee iskaashiga istiraatijiyadeed ee ay la leedahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira dagaalamayaasha Al-Shabaab.

War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda ayaa waxa marka hore lagu sheegay in maalgelinta Mareykanka ku sameeynayo ciidanka xoogga gaar ahaan kuwa DANAB uu yahay mid abuuray awood ciidan oo horseed u ah howlgalada lagula daaalamayo Shabaabka.

- Advertisement -

Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay in shaqada laga joojiyey saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo ku lug  yeeshay musuq lagula kacay saadka ciidanka kumaandooska DANAB gaar ahaan raashiinka ka dib baaritaano la sameeyey.

Dhinaca kale warar isi soo taraya ayaa sheegaya in Dowlada Mareykanka ay hakisay raashinkii ay siin jirtay Ciidamada gaarka ah ee DANAB, dowladda ayaa xustay inay socdaan baaritaano kala duwan oo ku aadan saadka la lunsaday.

- Advertisement -

Latest stories