HomeWararDowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaal ay AS kula gashay Gobolka...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaal ay AS kula gashay Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayay ku sheegtay in Ciidanka Xoogga dalka ay howlgal ku dileen In ka badan 30 dagaalame oo ALShabaab ah.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in howgalka ay iska kaashadeen Clidanka Qalabka Sida iyo saaxiibada calamiga ah, waxaana laga fuliyay deegaanka Carfuuda oo qiyaastii 20km Waqooyi Bari kaga beegan magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Hawlgalka waxaa lagu beegsaday sida dowladdu sheegtay labo xarumood oo mid ka mid ah ay isku abaabulayeen dagaalamaayasha ALShabaab, halka mida kalena ay aheed xarun ay ku diyaarinayeen qaraxyo.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories