HomeWararShirkii uu Madaxweyne Xasan Sheekh isugu yeeray Madaxda M/Goboleedyada oo baaqday

Shirkii uu Madaxweyne Xasan Sheekh isugu yeeray Madaxda M/Goboleedyada oo baaqday

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Shirkii Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu ballansanaa in uu qabsoomo maalinta berrito ayaa la shaaciyay in dib uu u dhacay.

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu sheegay in Shirka Golaha Wadatashiga ee uu ku baaqay Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud uu dib ugu dhacay arrimo farsamo awgood.

Xukuumadda qoraalka kasoo baxay ayaa kaliya lagu sheegay in shirka dib loo dhigay muddo kooban oon la cayimin, waxa uuna baaqashada shirkan imaanayaa xilli madaxda maamulada dalka qaarkood Muqdisho joogaan, halka kuwa kalana dalka ka maqan yihiin.

Madaxweynaha maamulka Puntland oo kamid ah madaxda lagu casuumay shirka ayaa horey uga biyo diiday in uu ka qeyb galo, Puntland ayaa sidoo kale horey qeyb uga noqon shirarkii hore ay u yeesheen madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories