HomeCaalamkaCiidanka Israa'iil oo Weerar hor leh ku dilay Dad farabadan oo falastiiniyiin...

Ciidanka Israa’iil oo Weerar hor leh ku dilay Dad farabadan oo falastiiniyiin ah

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 63 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza,isla markaana la dhaawacay 45 kale,kadib kolkii ciidamada Israel ay  weerareen halkaasi. Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay in burburinta Khan Younis iyo dhaawaca soo gaaray waaxda caafimaadku ay tahay mid aan la qiyaasi karin,ka dib bixitaanka ciidamada Israel. Madaxa USAID […]

- Advertisement -

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 63 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza,isla markaana la dhaawacay 45 kale,kadib kolkii ciidamada Israel ay  weerareen halkaasi.

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay in burburinta Khan Younis iyo dhaawaca soo gaaray waaxda caafimaadku ay tahay mid aan la qiyaasi karin,ka dib bixitaanka ciidamada Israel.

- Advertisement -

Madaxa USAID Samantha Power ayaa noqotay mas’uulkii ugu horeeyay ee Mareykan ah oo si cad u sheegay in macluul ay ka jirto waqooyiga Gaza, kadib markii la sameeyay qiimeyn ay fulisay Qaramada Midoobay ee lagu eegayo gaajada daran ee deegaanadaasi.

Ugu yaraan 33,545 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Gaza,76,094 kalena waxaa lagu dhaawacay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo Oktoobar 7.

Latest stories