HomeWararMeydka Nin Turki ah iyo dhaawacyada xubno kale oo laga qaaday Muqdisho

Meydka Nin Turki ah iyo dhaawacyada xubno kale oo laga qaaday Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Xasan Macallin Maxamuud ayaa safiirka dalka Türkiye Alper AktaÅŸ uga tacsiyeeyay muwaadiniin Turki ah oo weerar gaadmo ah Al-Shabaab ku dileen iyaga oo ku jira hawlo bani’aantinnimo. Wasiirka iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cismaan ee magaalada Muqdisho ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Xasan Macallin Maxamuud ayaa safiirka dalka Türkiye Alper AktaÅŸ uga tacsiyeeyay muwaadiniin Turki ah oo weerar gaadmo ah Al-Shabaab ku dileen iyaga oo ku jira hawlo bani’aantinnimo.

Wasiirka iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cismaan ee magaalada Muqdisho ku sagootiyay hawl-wadeennada dhaawaca iyo meydka u qaadayay dalka Turkiga.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa Ilaahay uga barayay naxariistiisa janno shuhadada ku nafwaayay weerarka, caafimaad degdeg ahna ugu duceeyay dhaawaca.

Laba qof oo uu ku jiro muwaadin u dhashay dalka Turkiga ayaa lagu dilay qarax subaxnimadii Khamiista ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho. Qofka labaad ee ku dhintay weerarka ayaa ahaa Soomaali.

Weerarkan ayaa dhacay xilli gaadiid ay la socdeen shaqaale iyo ilaalo amni oo ka tirsan hay’ad samafal oo laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Verenel Association ay ku sii socdeen xeryo ay ku sugan yihiin dadka barakacayaasha ah ee ku sugan duleedka Muqdisho, Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarkaan dhacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts