HomeWararUjeedka Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Sacuudiga

Ujeedka Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Sacuudiga

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo Sida ay faafisay warbaahinta dowladda Soomaaliya. Sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Dowladda Madaxweynaha oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jidda. Ajandaha booqashada Xasan Sheekh ku tagay Sacuudiga waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo Sida ay faafisay warbaahinta dowladda Soomaaliya.

Sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Dowladda Madaxweynaha oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jidda.

- Advertisement -

Ajandaha booqashada Xasan Sheekh ku tagay Sacuudiga waxaa ka mid ah wadaxaajood muhiim ah oo mas’uuliyiinta Sacuudiga kala yeelan doono arrimo ku qotoma danaha labada dal, gaar ahaan amniga iyo horumarinta dhaqaalaha.

Soomaaliya iyo Sucuudiga waxaa ka dhaxeeya xiriir walaaltinimo oo qotodheer, iyada oo ay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed xasuusan yihiin garab istaagga ay u muujiyeen walaalahooda Boqortooyada, xilliyaddii adkaa.

Sacuudiga iyo xulufadiisa Carbeed oo ay ku jiraan Imaaraatka iyo Masar ayaa il gaara ku haya xiriirka sii koraya ee ka dhexeeya Muqdisho iyo Ankara, iyaga oo u arka in Turkigu lugaha ku soo fidsatay sabad Carbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts