HomeWararDil toogasho ah oo Maanta lagu fuliyay Ninkii dilay Wariye C/kariin Axmed...

Dil toogasho ah oo Maanta lagu fuliyay Ninkii dilay Wariye C/kariin Axmed Bulxan

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maxkamadda Gobalka Galgaduud ayaa xukun dil ah ku fulisay Cabdixakiin Axmed Cigaal oo Magaalada Cabudwaaq ee Gobolkaasi 13-kii bishaan ku dilay Alle ha unaxariistee  Wariye Cabdikariin Axmed Bulxan oo sidoo kalena ahaa Samafale. Fagaare ku yaalla Caabudwaaq ayaa lagu toogtay maanta oo khamiis ah Cabdixakiin Axmed oo Maxkamadda Gobalka Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug kahor […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Gobalka Galgaduud ayaa xukun dil ah ku fulisay Cabdixakiin Axmed Cigaal oo Magaalada Cabudwaaq ee Gobolkaasi 13-kii bishaan ku dilay Alle ha unaxariistee  Wariye Cabdikariin Axmed Bulxan oo sidoo kalena ahaa Samafale.

Fagaare ku yaalla Caabudwaaq ayaa lagu toogtay maanta oo khamiis ah Cabdixakiin Axmed oo Maxkamadda Gobalka Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug kahor qirtay inuu si bareer ah u dilay Wariye Cabdikariin Axmed Bulxan.

- Advertisement -

Allaha u naxariistee Cabdikariin Axmed Bulxan oo in badan ka shaqeynayay Warbaahinta iyo arrimaha samafalka ayaa madax ka ahaa Xarunta agoonta lagu xanaaneeyo oo ku taalla magaalada Caabudwaaq.

Cabdixakiin Axmed ee Maanta dilka toogashada ahaa lagu fuliyay ayaa isna waardiye ka ahaa Xarunta agoonta, isagoona rasaas uu furay ku dilay Wariye Cabdikariin Axmed Bulxan oo sidoo kalena ahaa Samafale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts