HomeWararGuddoomiyaha Cusub ee Beledweyne oo tagay Magaaladaas

Guddoomiyaha Cusub ee Beledweyne oo tagay Magaaladaas

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ee dowladda Hirshabelle Muuse Salaad Weliye ayaa ka amba-baxay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulkaasi. Guddoomiyaha oo safar dhanka dhulka ah uga soo amba baxay Jowhar ayaa gaaray magaalada Beledweyne, waxaana Guddoomiyaha cusub galbinayaygaadiid dagaal iyo Ciidamo uu watay. Sida ila-wareedyo ku dhaw ay sheegayaan Guddoomiyaha Cusub ee dhawaan loo magacaabay […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ee dowladda Hirshabelle Muuse Salaad Weliye ayaa ka amba-baxay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulkaasi.

Guddoomiyaha oo safar dhanka dhulka ah uga soo amba baxay Jowhar ayaa gaaray magaalada Beledweyne, waxaana Guddoomiyaha cusub galbinayaygaadiid dagaal iyo Ciidamo uu watay.

- Advertisement -

Sida ila-wareedyo ku dhaw ay sheegayaan Guddoomiyaha Cusub ee dhawaan loo magacaabay Magaaladaas ayaa watay  ku dhawaad 20 gaadiidka dagaalka, waxaana uu degay sida wararku sheegayaan Hoygiisa oo ku yaalla magaalada Beledweyne.

Magaalada Baladweyne e Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa dhawaanahaan waxaa ka taagnaa xiisado siyaasadeed oo iska soo hor jeeda, iyadoo gudaha magaalada ay ku dagaalameen Ciidamo taabacsan maamulka Hirshabeelle iyo kasoo horjeeda.

Latest stories