HomeWararHowgallo Culus oo ka bilaaban raba Sh.Hoose iyo Masuuliyiin gaaray furumaha dagaalka

Howgallo Culus oo ka bilaaban raba Sh.Hoose iyo Masuuliyiin gaaray furumaha dagaalka

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Taliyaha Ciidanka dhulka ee XDS Gen Dayax cabdi cabdulle, Taliyaha guutada 14 Oct  G/le dhexe Nuur maxamed gaabow (Nuurfarey), iyo madaxa howl gelinta ee CXD g/dhexe Cali Aaden ayaa gaaray deegaanka bariire ee gobalka shabelada hoose. Liiban yuusuf garre Taliyaha ururka 18 aad guutada 6aad qaybta 60aad ee CXD ayaa deganka bariire ku Soo dhaweeyay […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka dhulka ee XDS Gen Dayax cabdi cabdulle, Taliyaha guutada 14 Oct  G/le dhexe Nuur maxamed gaabow (Nuurfarey), iyo madaxa howl gelinta ee CXD g/dhexe Cali Aaden ayaa gaaray deegaanka bariire ee gobalka shabelada hoose.

Liiban yuusuf garre Taliyaha ururka 18 aad guutada 6aad qaybta 60aad ee CXD ayaa deganka bariire ku Soo dhaweeyay saraakiishan oo safar dhulka ah ku maraya qayb ka tirsan maamulka KGS.

- Advertisement -

Masuuliyiinta ayaa boodqay fadhiisimaha kala duwan ee Ciidanka Xogga dalka ay ku leeyihiin deegaanka bariire, waxa ayna saraakiisha iyo Ciidankoda kala hadleen Nooleynta iyo Sara u qaadida dagaalka lagula jiro Alshabaab.

Taliyaha oo goob fagaara ah kula hadlay ciidanka ayaa sheeegay in markaan loo baahan yahay in is Bedel wayn Ciidankani ay ka keenaan dagaalka lagula jiro AS.

Taliyaha ayaa dhanka kale booqday Ciidanka ATMIS ee fadhigiidu yahay deegaanka bariire, shir saacad qaatay oo halkaas ka dhacayna waxaa lagu gorfeeyay ka qayb noqoshada dagaalka Ciidanka XDS ay ku lajiraan dagaalamaayasha Alshabaab kana socda Shabelada hoose.

Latest stories