HomeWararMaxkamadda G/Banaadir oo shaacisay waqtiga Go'aanka laga gaarayo kiiska Sayid Cali

Maxkamadda G/Banaadir oo shaacisay waqtiga Go’aanka laga gaarayo kiiska Sayid Cali

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa muddeysay waqtiga la dhageysanayo Go’aanka dacwada kama dambeysta ee kiiska Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisii oo uur laheyd bishii hore ku gubay magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Maxkamadda Gobolka ayaa lagu muddeeyay in Maalinta Arbacada ah 06-03-2024 Maxkamadda la horkeeno mar kale Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa muddeysay waqtiga la dhageysanayo Go’aanka dacwada kama dambeysta ee kiiska Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisii oo uur laheyd bishii hore ku gubay magaalada Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay Maxkamadda Gobolka ayaa lagu muddeeyay in Maalinta Arbacada ah 06-03-2024 Maxkamadda la horkeeno mar kale Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii Marxuumad Luuq Cabdicasiis oo aan weli la aasin.

- Advertisement -

Sayid-cali Macalin Daa’uud ayaa isbuucii hore lasoo gabagabeeyay dhageysiga kiiska dilka ah ee loo heesto, waxa uuna ninkan qirtay in uu sabab u ahaa geerida xaaskiisa Luul Cabdicasiis, isagoona sheegay in xaaskiisa uusan kutalagal u gubin una dilin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts