HomeWararMaxaa ka jira in Ethiopian Airlines ay joojisay Duullimaadyada hawada Somalia?

Maxaa ka jira in Ethiopian Airlines ay joojisay Duullimaadyada hawada Somalia?

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa shaaca ka qaaday in wararkii ugu dambeeyay ee lagu qoray Idaacadda BBC-da qeybteeda Af-Amxaariga iyo baraha bulshada ee ku saabsanaa xaaladda hawada Soomaaliya ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona laheyn.

Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa tilmaamtay in aanay joojin duullimaadyada hawada Soomaaliya, isla markaana madaxda shirkadda aysan sheegin warka sheegaya in uusan ammaan ahayn duullimaadyada hawada Soomaaliya, Sidaas darteedna ay Laanta Af-Amxaariga ee BBC-da ay la dalbadeen  inay saxdo warbixinta ay ka soo saartay arrintan.

Sidoo kale Shirkaddu ayaa caddeysay in aanay waxba ka jirin oo been abuur tahay warqada lagu faafinayo baraha bulshada ee lagu sheegay in loo diray IATA, isla markaana warqad nuucaas ah aanay waligeed u qorin IATA.

Warar shalay warbaahinta aad u galay ayaa lagu sheegay, in Itoobiya Airlines ay sheegtay inay hawada Soomaalia ka leexatay. Waxay sheegtay inay dhanka dalka Jabuuti hawadiisa u wareegtay.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories