HomeCaalamkaCaalamka oo si kulul uga falceliyay xasuuqa Israa’iil u geysatay Dad sugayay...

Caalamka oo si kulul uga falceliyay xasuuqa Israa’iil u geysatay Dad sugayay Gargaar

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Wasaaradaha arrimaha dibadda, kooxaha gargaarka iyo ururada xuquuqda ayaa cambaareeyay xasuuqa foosha xun ee Israa’iil ay ku dishay in ka badan 100 qof oo sugayay inay helaan gargaar cunto oo degdeg ah waqooyiga Gaza. Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in afar carruur ah oo kale ay gaajo iyo fuuq-bax ugu dhinteen waqooyiga dhulka Falastiin. […]

- Advertisement -

Wasaaradaha arrimaha dibadda, kooxaha gargaarka iyo ururada xuquuqda ayaa cambaareeyay xasuuqa foosha xun ee Israa’iil ay ku dishay in ka badan 100 qof oo sugayay inay helaan gargaar cunto oo degdeg ah waqooyiga Gaza.

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in afar carruur ah oo kale ay gaajo iyo fuuq-bax ugu dhinteen waqooyiga dhulka Falastiin.

- Advertisement -

Weerar toogasho ah oo lagu qaaday Daanta Galbeed ee Ceel ayaa waxa ku dhintay laba Israa’iiliiyiin ah, taas oo dhalisay cabsi laga qabo rabshado kale oo ka dhan ah bulshooyinka Falastiiniyiinta.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa taleefoon kula xiriiray Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani iyo kan Masar Abdel Fattah el-Sisi, iyadoo Washington ay sheegtay in ay riixeyso xabbad joojin ku meel gaar ah oo laga sameeyo Gaza.

Ugu yaraan 30,035 qof ayaa la dilay 70,457 oo kalana waxaa  lagu dhaawacay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo 7-dii Oktoobar.

Latest stories