HomeWararEedaysane Sayid Cali oo Maanta Maxkamad lasoo taagayo

Eedaysane Sayid Cali oo Maanta Maxkamad lasoo taagayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamada G/Banaadir oo maanta bilaabeysa dhageysiga maxkamadeynta Sayid Cali Macalin Daa’uud oo xaaskiisa Luul Cabdicasiis Maxamed gubay taas oo ugu dambeyn geeriyootay. Luul waxey weli iyadoo meyd ah ku jirtaa Ferinjeer,Qoyskeeda ayaa diiday in la aaso inta laga maxkamadeynayo ninka gubay Eedeysanaha ayaa si rasmi ah maanta loo horkeenayaa maxkamada G/Banaadir, Waxaana dhageysiga kiis dacwadeedkaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada G/Banaadir oo maanta bilaabeysa dhageysiga maxkamadeynta Sayid Cali Macalin Daa’uud oo xaaskiisa Luul Cabdicasiis Maxamed gubay taas oo ugu dambeyn geeriyootay.

Luul waxey weli iyadoo meyd ah ku jirtaa Ferinjeer,Qoyskeeda ayaa diiday in la aaso inta laga maxkamadeynayo ninka gubay

- Advertisement -

Eedeysanaha ayaa si rasmi ah maanta loo horkeenayaa maxkamada G/Banaadir, Waxaana dhageysiga kiis dacwadeedkaan ka qeybgalayo ehelada labada dhinac,Dadweyne,Qaree8no iyo Xeer ilaaliyaal. Waana kiiska ugu hadal heynta badan guud ahaan dalka

Go’aanka  Maxkamadda G/Banaadir ka gaari doonto kiiska Sayid Cali ayaa si gaar ah isha loogu hayaa, waxaan ahoray ehelada marxuumad Luul ay sheegeen Gabadhooda aysan aasi-doonin ilaaay caddaalad ka helaan, waxaana wali yaalla Meydka Marxuumadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts