HomeWararYaa hakiyay weeraradi Ciidanka Mareykanka looga soo qaadyay Ciraq?

Yaa hakiyay weeraradi Ciidanka Mareykanka looga soo qaadyay Ciraq?

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Booqasho uu Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uu ku tagay madaxa Ciidamada Gaarka ah ee Iran ee Quds, ayaa la sheegay inay hakad gelisay weeraradii ay kooxo ay Iran taageerto oo Ciraq ka howlgala ku hayaan ciidamada Mareykanka. Hadalkan ayaa wakaalada wararka ee Reuters waxa ay ka soo xigatay ilo Ciraaq iyo Iran ah oo […]

- Advertisement -

Booqasho uu Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uu ku tagay madaxa Ciidamada Gaarka ah ee Iran ee Quds, ayaa la sheegay inay hakad gelisay weeraradii ay kooxo ay Iran taageerto oo Ciraq ka howlgala ku hayaan ciidamada Mareykanka.

Hadalkan ayaa wakaalada wararka ee Reuters waxa ay ka soo xigatay ilo Ciraaq iyo Iran ah oo sheegay in arrintan ay muujineyso in xukumadda Tehran ay dooneyso inay ka hor tagto colaad gobolka oo dhan ku fidda.

- Advertisement -

Madaxa Ciidamada Quds ee Iran , Ismaciil Qaani ayaa la kulmay wakiillo ka kala socday dhowr ka mid ah kooxha hubeysan, kullankaas oo ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baqdaad 29-kii bihii January, wax ka yar 48 saacadood, markii xukumadda Washiington ay ku eedeysay kooxahaas inay ka dambeeyeen dilka sadex askari oo Mareykan ah oo ku sugnaa saldhig uu Mareykanka ku leeyahay Urdun.

Mareykanka ayaa afar sano ka hor khaarijiyay ninka jagadan uga horreeyay Qaani, kaddib marki uu la beegsaday weerar loo adeegsaday diyaaradaha dhulka laga hago ee Drone-ka, meel ku dhow isla garoonka Baqdad.

Latest stories