HomeWararMaamulka Jubbaland oo Q/Midoobay kala hadlay Arrimaha Bini'aadanimada,

Maamulka Jubbaland oo Q/Midoobay kala hadlay Arrimaha Bini’aadanimada,

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland ahna ku simaha Madaxweynaha Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Jubaland Arnaud Laloum iyo wafdi uu hogaaminayo. Kulanka ayaa lagaga hadlay arrimaha bini’aadanimada, Dooroshooyinka dalka iyo iyo tageerada Qaramada Midoobay ee dib usoo kabashada kaabayaasha ku burburay fatahaadaha iyo daadadka ku […]

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland ahna ku simaha Madaxweynaha Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Jubaland Arnaud Laloum iyo wafdi uu hogaaminayo.

Kulanka ayaa lagaga hadlay arrimaha bini’aadanimada, Dooroshooyinka dalka iyo iyo tageerada Qaramada Midoobay ee dib usoo kabashada kaabayaasha ku burburay fatahaadaha iyo daadadka ku dhuftay Jubaland.

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland ahna ku simaha Madaxweynaha Maxamuud Sayid Aadan oo qoraal soo dhigay baraha bulshada ayaa ka hadlay kulankan isagoo hadalkiisa ku bilaabay.

“Waxan maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Jubbaland Arnaud Laloum iyo wafdi uu hogaaminayo”

“Kulankaan ayaa kaga wada  hadalnay, arrimaha bini’aadanimada, Dooroshooyinka dalka iyo iyo tageerada Qaramada Midoobay ee dib usoo kabashada kaabayaasha ku burburay fatahaadaha iyo daadadka ku dhuftay Jubaland”

Latest stories