HomeWararRW Xamse oo magacaabay Wasiirro Cusub

RW Xamse oo magacaabay Wasiirro Cusub

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiiro cusub oo ka mid noqonaya Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya. RW Xamse Barre ayaa Magacaabay Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud, iyadoo Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka loo magacaabay Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, halka Wasaaradda Howlaha guud iyo guryeynta loo magacaabay Cabdisalaan Cabdi […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiiro cusub oo ka mid noqonaya Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya.

RW Xamse Barre ayaa Magacaabay Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud, iyadoo Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka loo magacaabay Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, halka Wasaaradda Howlaha guud iyo guryeynta loo magacaabay Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay).

- Advertisement -

 

Latest stories