HomeWararMadaxweyne Qoorqoor oo Hambalyo u diray Ciyaartooyda Galmudug

Madaxweyne Qoorqoor oo Hambalyo u diray Ciyaartooyda Galmudug

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug ayaa hambalyo u diray ciyaartoyda Galmudug oo ku guulaystay koobka tartanka dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir. “waan ka filayay ciyaartooydeyda in ay guusha ii keenaan, guushana mar walba annaga ayaa mudneen” ayuu yiri Madaxweyne QoorQoor. Kulan kii adkaa ee u dhexeeyay Xulalka Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa 90 kii daqiiqo la ismari […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug ayaa hambalyo u diray ciyaartoyda Galmudug oo ku guulaystay koobka tartanka dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir.

“waan ka filayay ciyaartooydeyda in ay guusha ii keenaan, guushana mar walba annaga ayaa mudneen” ayuu yiri Madaxweyne QoorQoor.

- Advertisement -

Kulan kii adkaa ee u dhexeeyay Xulalka Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa 90 kii daqiiqo la ismari waayay, waxaana la isla gaaray goal ku laad,iyadoo 4-1 ay guushu ku raacday xulka Galmudug.

 

 

Latest stories