HomeWararGalmudug oo Markii ugu horreysay ku guulaysatay Tartanka Dowlad Goboleedyada

Galmudug oo Markii ugu horreysay ku guulaysatay Tartanka Dowlad Goboleedyada

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Kulan kii adkaa ee u dhexeeyay Xulalka Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa goordhweyd soo dhamamaday, waxaana caawa guul Taariikhi ah la hoyday Xulka Dowlad Goboleedka Galmudug, kuwaasi oo wacdaro ka dhigay tartanka. Cayaar 90 kii daqiiqo la ismari waayay ayaa la isla gaaray goal ku laad, waxaana 4-1 ay guushu ku raacday xulka Galmudug. Garoonk Stadium […]

- Advertisement -

Kulan kii adkaa ee u dhexeeyay Xulalka Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa goordhweyd soo dhamamaday, waxaana caawa guul Taariikhi ah la hoyday Xulka Dowlad Goboleedka Galmudug, kuwaasi oo wacdaro ka dhigay tartanka.

Cayaar 90 kii daqiiqo la ismari waayay ayaa la isla gaaray goal ku laad, waxaana 4-1 ay guushu ku raacday xulka Galmudug.

- Advertisement -

Garoonk Stadium Mogadishu oo cayaartu ay ka dhacday ayaa haatan waxaa bannaankiisa hore is-qabsaday dabbaal degyo waa weyn oo ay dhigayaan Taageerayaasha Xulka Galmudug.

Sidoo kale qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho iyo Magaalooyinka waa weyn ee maamulka Galmudug ayaa waxaa is qabsaday dabbaal degyo, iyadoo meelaha qaar la ridayo rasaas debbaal deg ah.

 

- Advertisement -

 

Latest stories