HomeWararGalmudug iyo Hirshabeelle oo galabta isku farasaari doona Cayaarta kama dambeysta ah

Galmudug iyo Hirshabeelle oo galabta isku farasaari doona Cayaarta kama dambeysta ah

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa galabta loogu ballansan yahay Garoonka Stadium Mogadishu, waxaana ku baratami doona xulalka Galmudug iyo Hirshabeelle oo markii ugu horreysay isku arki doona Final ka tartankaan. Cayaarta oo si weyn looga dareemayo magaalooyinka waa weyn ee dalka, ayaa waxaa haatan garoonka sii buuxiyay taageerayaal […]

- Advertisement -

Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa galabta loogu ballansan yahay Garoonka Stadium Mogadishu, waxaana ku baratami doona xulalka Galmudug iyo Hirshabeelle oo markii ugu horreysay isku arki doona Final ka tartankaan.

Cayaarta oo si weyn looga dareemayo magaalooyinka waa weyn ee dalka, ayaa waxaa haatan garoonka sii buuxiyay taageerayaal labada dhinac u kala sacabba tumi doona.

- Advertisement -

Sidoo kale diyaar garowgii ugu adkaa ayay ku jiraan labada dhinac, waxaana Xulalkaan ay kala wataan ciyaartooy tayo sare leh, kuwaasi dhammaan cagta soo mariyay xulalkii kale ee tartanka qaybta ka ahaa.

Xulka Maamulka Galmudug ayaa kasoo gudbay martigaliyeyaasha tartanka ee Banaadir, waxaana cayaar Rigoore ayaal la isla gaaray ay tareenka kaga tureen difaacdayaasha koobka ee Gobolka Banaadir.

Halka Hirshabeelle ay iyaguna Rigooreyaal kaga soo gudbeen Xulka Jubbaland.

- Advertisement -

 

 

Latest stories