HomeWararCiidamo Mareykan ah oo duqeyn lagu laayay iyo dal lagu eedeeyay

Ciidamo Mareykan ah oo duqeyn lagu laayay iyo dal lagu eedeeyay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay, in Maraykanku uu ka jawaabi doono weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku qaadeen saldhig ciidamada Maraykanku ku leeyihiin waqooyi bari ee Urdun, una dhow xuduudda dalka Suuriya. Mr Biden ayaa weerarkaas ku eedeeyay kooxaha mayalka adag ee ay taageerto dowladda Iran ee ka hawlgala Suuriya iyo Ciraaq. Saddex […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay, in Maraykanku uu ka jawaabi doono weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku qaadeen saldhig ciidamada Maraykanku ku leeyihiin waqooyi bari ee Urdun, una dhow xuduudda dalka Suuriya.

Mr Biden ayaa weerarkaas ku eedeeyay kooxaha mayalka adag ee ay taageerto dowladda Iran ee ka hawlgala Suuriya iyo Ciraaq.

- Advertisement -

Saddex kamid ah askarta Mareykanka ayaa lagu dilay weerarkaasi, halka tobanaan kalena ay ku dhaawacmeen.

Ha yeeshee Iran ayaa beenisay inay ku lug leedahay weerrarkasi.

Waa markii ugu horreysay oo duqeyn lagu dilo ciidamo Mareykan ah oo ka howlgala gobolka, tan iyo 7-dii bishii Oktoobar, oo Xamaas ay weerrar ku qaadday Israa’iil.

- Advertisement -

Jordan ayaa sheegtay in weerrarku ka dhacay dalka Suuriya, balse aysan ahayn gudaha Jordan.

Latest stories