HomeWararBooliska Soomaaliya oo farriin u diray Taageerayaasha Hirshabeelle iyo Galmudug

Booliska Soomaaliya oo farriin u diray Taageerayaasha Hirshabeelle iyo Galmudug

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyaa ayaa fariin nabadeed u diray labada koox ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Taageerayaashooda in ay ilaa liyaan xasiloonida amniga Qoraal kasoo baxay Boliiska ayaa lagu yiri sidan“Farriin Nabadeed Muwaadin cayaaruhu waa isdhexgal Bulsho iyo aalad lagu muujiyo nabada iyo hormarka dalka ka jira. Hadaba, ka qeyb qaado sugida amniga ka hor cayaarta. […]

- Advertisement -

Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyaa ayaa fariin nabadeed u diray labada koox ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Taageerayaashooda in ay ilaa liyaan xasiloonida amniga

Qoraal kasoo baxay Boliiska ayaa lagu yiri sidan“Farriin Nabadeed Muwaadin cayaaruhu waa isdhexgal Bulsho iyo aalad lagu muujiyo nabada iyo hormarka dalka ka jira. Hadaba, ka qeyb qaado sugida amniga ka hor cayaarta. Inta cayaartu socoto iyo cayaarta ka dib.”

- Advertisement -

Sidoo kale wuxuu Boolisku sheegay inay heegan ku jiraan, si loogu sugo amniga garoonka iyo badqaba ciyaartoyda labada kooxood.

“Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Ciidamada kale ee amaanku waxey diyaar u yihiin sugida amniga iyo badqabka dadweynaha.” ayaa mar kalen lagu yiri farriinta Booliska.

Waxaa kale oo qoraalka lagu yiri “Qof walba masuuliyad ayaa ka saaran fulinta ujeedooyinkaas. Mahadsanidiin

Latest stories