HomeWararShirweynaha Garsoorka Dalka oo Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho

Shirweynaha Garsoorka Dalka oo Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada caasimadda ah ee Muqdisho uu ka furmo shirka 6-aad ee Garsoorka dalka, kaasi oo ay ka qeybgalayaan bahda Garsoorka dalka. Garsoore Abubakar Axmed Cali, Guddoomiyaha Gudd ee qaban qaabada Shirka oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in shirkan uu yahay mid sanadkii 6-aad la qabanayo, uuna Maanta ka […]

- Advertisement -

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada caasimadda ah ee Muqdisho uu ka furmo shirka 6-aad ee Garsoorka dalka, kaasi oo ay ka qeybgalayaan bahda Garsoorka dalka.

Garsoore Abubakar Axmed Cali, Guddoomiyaha Gudd ee qaban qaabada Shirka oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in shirkan uu yahay mid sanadkii 6-aad la qabanayo, uuna Maanta ka furmayo caasimadda Muqdisho.

- Advertisement -

Shirkaan oo socon doono mudda laba cisho ah ayaa waxaa ka qeybgali doono bahda Garsoorka, xeer ilaalinta,Kaaliyaasha maxkamdaha heer Fadaraal iyo mid dowlad goboleed, iyada uu inta uu socoda lagu falaqeyn doono hormarada iyo caqabada ku gadaaman laamaha caddaalad dalka.

Inta uu socdo shirweynaha Maanta furmaya ayaa waxaa looga hadli doonaa Arrimo badan oo la xiriira dhanka Garsoorka dalka, Cadaadalada, dowlad wanaaga, ciribtirka Musuq-maasuaq iyo qodobo kale oo Madaxda u qorsheysan.

Sidoo kale Shirka ayaa waxaa Khudbado ay jeedin doona Masuuliyiinta kala duwan ee ka qeyb galeysa, waxaana Shirkaas la filayaa in saacadaha soo socda uu si rasmi ah u furmo.

Latest stories