HomeWararDuqa Muqdisho iyo dhiggiisa Bagdaad oo iskaashi cusub yeelanaya

Duqa Muqdisho iyo dhiggiisa Bagdaad oo iskaashi cusub yeelanaya

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Ciraaq ayaa kulan la qaatay Duqa Magaalada Bagdaad Camaar Muuse Kaadim. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay horumarada iyo caqabadaha ka jira Magaalooyinka Muqdisho iyo Bagdaad oo labadaba kasoo kabanaya colaado sokeeyay, iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Ciraaq ayaa kulan la qaatay Duqa Magaalada Bagdaad Camaar Muuse Kaadim.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay horumarada iyo caqabadaha ka jira Magaalooyinka Muqdisho iyo Bagdaad oo labadaba kasoo kabanaya colaado sokeeyay, iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka soo jireen ee ka dhaxeeya labada shacab.

- Advertisement -

Sidoo kale labada mas’uul ayaa isla qaatay in lakala saxiixdo is-afgarad ku qotoma sidii dib loo bilaabi lahaa iskaashi iyo wada-shaqeyn dhex mara labada Magaalo.

Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa hadiyado iyo shahaado sharaf guddoonsiiyay Duqa Magaalada Bagdaad Mudane Camaar Muuse Kaadim.

Latest stories