HomeWararRuushka oo dalal kale kala hadlaya xaaladda Cakiran ee Qasa

Ruushka oo dalal kale kala hadlaya xaaladda Cakiran ee Qasa

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa shalay magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay wasiirrada arrimaha dibadda ee Iran,Turkiga iyo Lubnaan, ka hor kulanka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Talaadada maanta ah looga hadlayo arrimaha bariga dhexe. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruushka ayaa sheegtay iyada oo loo sii marayo app-ka fariimaha […]

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa shalay magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay wasiirrada arrimaha dibadda ee Iran,Turkiga iyo Lubnaan, ka hor kulanka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Talaadada maanta ah looga hadlayo arrimaha bariga dhexe.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruushka ayaa sheegtay iyada oo loo sii marayo app-ka fariimaha ee Telegram Talaadadii in kulammada labada dhinac diiradda lagu saaray waxa ka dhacaya Marinka Gaza iyo Suuriya iyo “xaaladda kacsan” ee Badda Cas.

- Advertisement -

Wasaaraddu waxay sharraxday in Lavrov iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Iran, Hossein Amir Abdollahian ay isla garteen baahida loo qabo xabbad-joojin degdeg ah oo laga sameeyo Gaza iyo shuruudaha bixinta gargaarka bini’aadannimo ee dadka rayidka ah.

“Walaaca guud ayaa laga muujiyay xaaladda kacsan ee Badda Cas, taasoo aad uga sii dartay,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Latest stories