HomeWararMilatariga Israa’iil oo sheegay in 21 ka mid ahaa ciidamadooda lagu dilay...

Milatariga Israa’iil oo sheegay in 21 ka mid ahaa ciidamadooda lagu dilay Qasa

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in 21 ka mid ahaa ciidamadooda lagu dilay Qasa. Tiradaan ayaana noqoneysa tii ugu badneyd tan iyo markii howgallada dhulka ay bilowdeen. Afhayeenka ciidamada milatariga Israa’iil Daniel Hagari, ayaa sheegay in ciidamadan lagu dilay laba gantaal iyo qaraxyo lala beegsaday dhismayaal ay ku sugnaayeen. Wuxuu intaa ku daray afhayeenku in ay […]

- Advertisement -

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in 21 ka mid ahaa ciidamadooda lagu dilay Qasa. Tiradaan ayaana noqoneysa tii ugu badneyd tan iyo markii howgallada dhulka ay bilowdeen.

Afhayeenka ciidamada milatariga Israa’iil Daniel Hagari, ayaa sheegay in ciidamadan lagu dilay laba gantaal iyo qaraxyo lala beegsaday dhismayaal ay ku sugnaayeen.

- Advertisement -

Wuxuu intaa ku daray afhayeenku in ay wadaan baaritaanno ku saabsan sida falkaan u dhacay iyo khasaaraha ka dhashay.

21-kaan askari ee laga dilay Israa’iil ayaa dhamaantood ka tirsanaa ciidamada kaydka .

Latest stories