HomeWararDigniin Culus oo loo jeediyay Ciidanka Xoogga ee ku sugan Furumaha dagaalka

Digniin Culus oo loo jeediyay Ciidanka Xoogga ee ku sugan Furumaha dagaalka

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Xeer Ilaaliye Ku Xigeenka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida dhamme Maxamed Xuseen Cumar Saneey ayaa ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 24-aad khaalid bin Waliid ee ku sugan degmada Ceeldheer ugu digay qoryaha lala galo magaalada iyo in rasaas macno darra ah la rido. Dhamme Saneey ayaa Ciidanka faray in ay ilaaliyaan hantida ciidanka iyo saanadda […]

- Advertisement -

Xeer Ilaaliye Ku Xigeenka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida dhamme Maxamed Xuseen Cumar Saneey ayaa ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 24-aad khaalid bin Waliid ee ku sugan degmada Ceeldheer ugu digay qoryaha lala galo magaalada iyo in rasaas macno darra ah la rido.

Dhamme Saneey ayaa Ciidanka faray in ay ilaaliyaan hantida ciidanka iyo saanadda kale maaddaama aynaan lahayn warshad soo saarta saanad ciidan IWM.

- Advertisement -

Xeer Ilaaliye Ku Xigeenka ayaa sidoo kale ka digay in laga sexdo shaqada, in la sameeyo ammar diiddo iyo in la kiciyo rabshado sababi kara isku dhacyo, wuxuuna wacad ku maray in askarigii aan waajibkiisa gudan cadaaladda la hor geyn doono.

Latest stories